XOOJINTA GARSOORKA

Somaliya – Doorashadii Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo wixii ka dambeeyay Madaxweynuhu shaqadii ugu horeeysay ee uu u hawlgalay waxa ay ahayd sidii loo hagaajin lahaa nidaamka garsoorka iyo cadaaladda dalkeena oo ay ka jirtay cabasho badan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay guddi soo qiimeeya xaalada maxaabiista ku jirta xabsiyada, natiijadii ka soo baxday qiimeynta guddiga, waxa ay keentay in Madaxweynaha soomaaliya uu cafis u fidiyo boqol maxbuus.

Madaxweynuhu wuxuu isbedelo ku sameeyay hogaanka hay’addaha garsoorka sida Maxkamada sarre, Maxkmada darajada kowaad ee gobolka Banaadir iyo maxkamada Rafcfaanka Gobolka.

Iyaddoo weli ay socoto dib u habeynta garsooka iyo cadaalada dalka, waxaa durba laga dareemayaa dhinaca garsoorka inuu soo hagaagayo.

Leave a Reply