Ciidamo u midoobay sugitaanka amniga Muqdisho oo la soo dhoweeyay. DAAWO

Ciidamo u midoobay sugitaanka amniga Muqdisho oo la soo dhoweeyay. DAAWO

Munaasabadan oo ka dhacday xarunta Gaadiidka booliska ee Muqdisho, waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin taliyayaasha ciidamada Booliska iyo Asluubta, sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay Gudoomiyaha gobolka Banaadir.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO WARKA OO DHAN

Leave a Reply